Thursday, December 14th, 2017

Fadeexad Gudoomiye Yuusuf dabageed shalay ka sameyey Caleema saarkii Ugaaska Yuu ku sameeyey?

Published on July 26, 2016 by   ·   1 Comment

Yuusuf dabaged oo sheegta gudoomiyaha gobolka ayaa shalay ceelaama saarkii ugaas xasan ugaas khalif ka sameeyey arin fadeexad ah taas oo muujineeysa dadnimada  yuusuf dabageed

 

Axmed macalin Fiqi Gudoomiyaha xisbiga daljir ahna musharax Madaxweyne iyo Yuusuf dabageed waxa kala qabsaday arag waxaan ka soo xiganay bartiisa facebook

 

ANIGA & DABAGEED:
Annagoo ku guda-jirna munaasabaddii caleemo saarka Ugaas Xasan ee ka dhaceysey magaalada Beledweyne si wacanna u dhageysaneyna khudbadihii duubabka ka soo qeybgalay munaasabaddaas, ayay akhyaartii safka midig ee ugaaska fadhiday waxaa soo abbaaray nin madow oo haraad ka muuqdo kaasoo ku dhawaaqaya Fiqi aawey?

Martidii oo yaabban ayaa soo tilmaamey, waxeyna indhihii dadkii nawaaxigaas ka ag-dhowaa la socdeen ninka iyo dhaqaaqiisa, wuxuu yimid safkii aan fadhiyey oo ahaa kan saddexaad asagoo si indho la’aan ah u soo dardaray akhyaartii horteyda fadhiday oo isugu jirey xildhibaanno qaran, musharixiin madaxweyne & marti sharaf kale!

Gacanta ayuu ii soo taagay waan salaamay, Fiqi ma adigaa ayuu daba dhigay? haa ayaan iri, adna ayaan ugu jawaabay? waa guddoomiyaha gobolka Dabageed! soo dhowow ayaan iri guddoomiye! Wuxuu yiri: ” Illaa iyo xalay magaalada Beledweyne magacaada & xisbiga Daljir ayaa la waday”is-daji guddoomiye! maxaa qaldan ayaan ku iri? wuxuu yiri meeshaan xisbi ugama baahnin! waxaan ugu jawaabay, guddoomiye waa lagu soo qalday, warbixin qaldanna waa lagu soo siiyey, ismana naqaan oo waa adigii i weydiinayay dadka, waxaa ila quman marti badan baa kuu joogtee inaad hawlahooda iska xilsaartid, cidda ku soo dirteyna waa qiyaasi karaa, waajibkiina waad gudatay ayaan u sii raacshey!! intaas markaan isweydaarsannay ayaa akhyaartii meesha fadhiday ku qayliyeen illaa meeshii laga dejiyey asagoo sii guraabaasaya.

wasiirka amniga, Xildhibaanadii Qaran ee reer Hiiraan, odoyaashii iyo akhyaartii kale ayaa raalli galin iga siiyey dhacdadaas.. waana uga mahadceliyey si weyn..

Gobolka Hiiraan wuxuu caan ku ahaa soo saarista madaxdii qaranka Soomaaliya, waana hubaa iney weli buuxaan kuwa la mid ah, laakin marnaba looma qabanayo habdhaqankii guddoomiyaha gobolkaas ee shalay.

Latest News

70386B2A-A78C-4239-A91E-5DD1545E73DE

Daawo Warka tvga universal ee caawo oo qodobo xiiso leh ka mid yahiin

October, 12, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=3tVQZUBTeQE
D55016D3-1568-46B5-A9AE-347A15E62614

Golaha wasiirada Somalia oo Baaq u diray Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka

October, 12, 2017
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ...
320B158C-6A24-430C-A78C-E2C13AA8631A

Aqriso Taariikhda taliyaha Cusub ee ciidamada Xooga dalka General Gorod

October, 12, 2017
Taariikhda Generaal Gorod taliyaha cusub ee ciidanka Xooga dalka Taariiqda Jananka cusub ee ciidanka Soomaaliya loo magacaabay. Daqiiqado ka ...
IMG_3513

Raysal wasaare kheeyre oo 120 Maxaabiis ah kala wareegay Dalka itoobiya

July, 4, 2017
Guulaha  uu soo hooyey Hogaamiye kheeyre inta uu joogo Adis Ababa Waxan Xarunta Midowga Afrika kula kulmay Madaxweyne ku ...
17796666_10210350264167816_5286533489316836947_n

Xariga Cabdi Maalik Coldoon iyo Xadreeyntii koofureed iyo xukunka ka dambeeyey,

April, 8, 2017
Xariga Cabdi Maalik Coldoon iyo Xadreeyntii koofureed iyo xukunka ka dambeeyey, Xariga cabdi maalik coldoon waxaan kusoo koobay sulaaha ...
IMG_1344

Xog Raysal wasaare kheeyre xagee kasoo jeedaa??

February, 23, 2017
Farmaajo ayaa xalay saqdii dhaxe magacabay raysal wasaare cusub xili dadku hurdaan   Xasan Cali kheeyre ayaa loo magacabay raysal ...
IMG_1344

War degdeg ah farmaajo oo magacaabay Raysal wasaaare

February, 23, 2017
warar iminka ka imaanaayo muqdisho ayaa sheegayo in madaxeyne farmaajo raysal wasaare u magacaabay nin lagu magacaabo xasan ...
IMG_1332

Somaliland ma xiri doontaa Cabdirashiid Dahabshiil iyo Yurub geeyo?

February, 22, 2017
Dhawaan waxaa magaalada hargaysa lagu xiray wariye cabdimaalik muuse coldoon oo lagu eedeeyey inuu howlo qaran dumis ah ...
IMG_1333

Daawo qudbadii Farmaajo Somaligalbeed iyo NFD mar kale somaalia ma sheegan doonto

February, 22, 2017
Farmaajo ayaa sheegay in dowladaha dariska la ah somalia aaysan wax faragalin ah ku sameeyn doonin Somaliyana ka ...
madaxweynaha

Daawo Qudbadii Madaxweyne Xasan shiikh Maxamuud uu ka horjeediyey Xubnaha Baarlamaanka somalia

February, 2, 2017
Daawo Qudbadii Madaxweyne Xasan shiikh Maxamuud uu ka horjeediyey Xubnaha Baarlamaanka somalia
madaxweynaha

Dowladda somalia oo guul kasoo hooysay dacwadii badda ee u dhaxeeysay somalia iyo kenya

February, 2, 2017
Guusha somalia gaartay ayaa ah ineey maxkamada caalamiga ah ee qaramada midoobay ee ICJ aay laashay hamigii dowlada ...
6E6C2855-B8D3-4D67-9EFB-B483FB5B14A6-241-0000000713C5970B_tmp

Gudiga Doorashooyinka oo laalay 15 Kursi sheegayna in doorashadaa dib loogu noqdo Yaa ka mida?

December, 14, 2016
Gudiga Doorashooyinka oo laalay 15 Kursi sheegayna in doorashadaa dib loogu noqdo Yaa ka mida?  
IMG_0186

War degdeg Ciidamada Alsuna oo dib looga saaray Magaalada beledweyne oo aay soo galeen Caawo Sidee wax dhaceen?

December, 13, 2016
War degdeg Ciidamada Alsuna oo dib looga saaray Magaalada beledweyne oo aay soo galeen Caawo isla markaana aay ...
mary

Jaaliyada Reer Hiiraan oo Xaflad soo dhawayn ah u sameeyay Drs Maryama Xaaji Cilmi

December, 13, 2016
Waxaa Xaflad soo dhawayn ah Wadan ka Sweden loogu sameeyay Drs Maryama Xaaji Cilmi oo ka mid ah ...
bulo2

XILDHIBAANAD SAMIIRO HASSAN CABDULLE OO WARAYSI SIISAY BAHDA CODKA SHACAB KA HIIRAAN

December, 6, 2016
Xildhibaanad Samiiro Hassan Cabdulle oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Kasoo Jeedo Gobalka Hiiraan ayaa waraysi ...
IMG_0200

Daawo Qeeybtii labaad ee sawirada Magaalada beledweyne Maanta waa wabiga iyo beerta Cali saalax

December, 5, 2016
Daawo Qeeybtii labaad ee sawirada Magaalada beledweyne Maanta waa wabiga iyo beerta Cali saalax  ...
IMG_0184

Daawo Sawiro Quruxda Magaalada Beledweyne oo indho daraandar ah

December, 4, 2016
Daawo Sawiro Quruxda Magaalada Beledweyne oo indho daraandar ah
IMG_0186

Daawo Sawiro dadkii la gaarsiiyey Deeq raashin ah oo uu ku deeqay Xildhibaan Qoono

December, 4, 2016
Waxaa deeq raashin ah la gaarsiiyey dad kasoo barakacay Galmudug, puntland , Somaliland iyo kililka Shanaad isla matkaana ...
FC9383DA-AF23-485B-B0FA-90B93FC14A93-6080-00000650C738ACAE_tmp

Xog Xasan iyo Goodax oo Villa somalia ku Kulmay ,Xasan oo Goodax ku cabaaday

December, 4, 2016
Xassan oo durba cabaad bilaabay Warar hoose ayaa sheegayo in Xalay Xasan shiikh iyo Goodax yeesheen kulan gaar ah ...
60D758D0-5265-471B-8B46-2D3ACDC48CDE-5609-000005E6D056ADD8_tmp

Xildhibaan qoono oo Raashin ugu deeqay dad Hiiraan kusoo qaxay kana soo qaxay Galmudug, Sool iyo kililka Shanaad

December, 3, 2016
Xildhibaan Maxamed Xasan Qoono ayaa 350 kiish oo raashin ah ugu deeqay dadka kasoo barakacay gobolada mudug , ...
IMG_0073

Goodax barre Qadiyadiisa damjadiid la dirirku Ma dan shaqsi , Qaran, Qabiil??

November, 28, 2016
Cabdullaahi Goodax barre Qadiyadiisa damjadiid la dagaalka ma Qadiyad shaqsi , Qaran,Mise qabiil? Goodax Barre Waxuu ahaa qurbajooge ganacsade ...
ki

mid ka mid ahaa Xildhibaanadii maamulka Hirshabeelle dhidibada u taagay oo dhaliilay Madaxwaynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Abdullaahi Osoble

November, 27, 2016
waxaa xalay Magaalada Jowhar shir jaraa,id ku qabtay Xildhibaan Sharma,arke Hassan Ganeey oo ka mid ah Xildhibaanada Maamulka ...
65546_NpAdvHover

Goodax barre oo xukumadii uu ka tirsanaa leh ha is casisho intuusan xasan shiikh shaqada ka raacdeeyn

November, 26, 2016
  Goodax barre oo xukumadii uu ka tirsanaa ugu baaqayo ineey xilka baneeyso ka hor inta aaysan xasan shiikh ...
IMG_0048

Goodax Barre ma astaahilo inuu noqdo Xildhibaan matalo beesha agoon Cabdalle (Sabab)

November, 26, 2016
Goodax Xilka agoon Cabdalle Ma mudna Maanta Cabdulaahi Goodax Barre waxuu ahaa xildhibaan sidoo kale waxuu noqday wasiirada qorsheeynta ...
62

Geelle Isaaq Xildhibaan Kii Ugu Horeeyay Ee ka tirsan Maamulka Hirshabeelle oo booqday Tuulooyin ka tirsan Gobalka Shabeellada Dhaxe

November, 19, 2016
Xildhibaan Geelle Isaaq Warsame Shabanshableey oo ka mid ah Xildhibaanada Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta Booqday Deegaano aay dagaan qooysas kasoo ...
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!