Monday, May 21st, 2018

Ugaaska ugu awooda badan ugaasyada soomaalida Ugaas xasan ugaas khaliif Ugaas rooble

Published on July 28, 2016 by   ·   822 Comments

Ugaas xasan ugaas khaliif ugaas rooble ayaa noqday ugaaska ugu taageerada badan ugaasyada soomaalida xiliga hada lagu jiro
Ugaaska ayaa taageerada ku muteeystay go,aan adeeg ,geesinimo iyo asiga oo jabiyey xeeynndaab soomaalidu ku jirtay 27 sanadood oo ahaa in beesha caalamka iyo dowladahii fadhiidka ahaa ee aay soo dhiseeysay loo duleeysnaado ,

Ugaas xasan ugaas khaliif ayaa 25 bishan July lagu caleema saaray magalaada beledweyne waxaana ka qeeyb galay caleema saarkiisa dhamaan duubabka soomaalida ,siyaasiin caan ah ,aqoonyahaniin caan ah iyo ku dhawaad 20 kun oo qofood daawo muuqaalka calema saarka