Monday, May 21st, 2018

Musharax xildhibaan Nadar Tabaax Maalin Garaad

Published on August 4, 2016 by   ·   888 Comments

 

 

 

 

Musharaxad xildhibaan aqalka hoose

Nadar Tabaax Maalin Garaad

Waxaa maanta magalaada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan shir isugu yimid beesha )Cigale Xaaji) ee xawaadle shirkaas oo ujeedadiisu aheed

Ka tashiga siyaassadeed ee gobolka, Iyo soo dhawweeynta Musharaxad Nadar Tabaax Maalin Garaad oo ku dhawaaqday ineey tahay Musharax Xildhibaan aqalka hoose ee baarlamaanka Somalia

Hoolka shirarka ee hotel Darusalam ayuu Ka dhacay shirkaan waxaana beeshu aqbashay Musharaxnimada Mrs Nadar tabaax Maalin

Shirka ayaa Waxaa Ka qeeyb galay Xubno Qurba joog ah oo ku sugan Beledweyne

Nasiib wacan Mrs Nadar Tabaax Maalin Garaad

image image image image image image image image image image image image image image image image image image image image