Friday, July 28th, 2017

Goodax barre Qadiyadiisa damjadiid la dirirku Ma dan shaqsi , Qaran, Qabiil??

Published on November 28, 2016 by   ·   24 Comments

Cabdullaahi Goodax barre Qadiyadiisa damjadiid la dagaalka ma Qadiyad shaqsi , Qaran,Mise qabiil?

Goodax Barre Waxuu ahaa qurbajooge ganacsade ah daganaa canada iyo Wadanka musaambiig waxuu siyaasada soo galay 2009kii waxuuna soo noqday xildhibaan , wasiirka arimaha gudaha iyo kan iskaashiga caalamiga ah

Goodax intii aan xilka wasiirka arimaha gudaha laga qaadin waxuu ahaa mid aad ugu dhaw xasan shiikh ilaa uu gaaro heer uu dhaho waxaan ahay wasiir mudulood ilaa heer uu tolkiisa ku dhaho Kursigaan lacagteeyda ayaan ku iibsaday ee iiga baxa albaabka ,

Goodax Barre markii lagu riday xukumadii uu ka tirsanaa dadnimadiisana la ogaaday ayaa laga reebay wasiiradii dambe ee xukumada Xalweeyste

Cabdullahi Goodax barre waa ninkii sharxiyeeyey in Hiiraan aay daganyahiin 15 qabiil oo reer awxasan ka mid yahiin taas oo maanta sahashay inuu Faarax cabdulqaadir soo noqdo xildhibaana ka noqdo Hirshabelle

Cabdulaahi goodax barre intuu wasiiria arimaha gudaha ahaa hal mar xaqa hiiraan ee uu markii xilka laga qaaday raadinaayey ma raadin xataa mooshino xildhinaanada kale ee reer hiiraan damceen wuu hor istaagay

Cabdullahi goodax barre Xaqii Beesha xawaadle ee Jubooyinka iyo koofur galbeed waxuu u dayaca asigoo nin kale oo Xawaadle ah ku xumeeynaayo

Gobolka Hiiraan dhinaca horumarka, siyaasada , Nabadgalyada, Mucaawinooyinkii imaaraadka iyo Turkiga wax allala waxuu soo gaarsiiyey malahan qeeybtii Hiiiraan waxuu ku iibsaday Dekada muqdisho

Beesha agoon cabdalle oo waligeed laheed Duqa magaalada beledweyne beeshu waxeey waysay markuu wasiirka ahaa ee uu soo magacabay maamul uu ku saleeyey 15 qabiil oo Hiiraan dagan

Cabdullahi goodax barre waxuu ku fashilmay inuu isku furo beledweyne iyo buulabarde halka uu waqti badan galiyey jubaland iyo koofurgalbeed

Ina goodax bare maamulkii uu shalay caaynaayey ayuu maanta xil u doontay maamulkana waxaa dhisay damjadiid waxaa gunimo ku noqotay meeshuu shalay caaynaayey inuu maanta xil u doonto

Ninka qadiyadiisu sidaa aheed dadnimadiisu sidaa aheed maanta in beesha agoon cabdalle doorato waxeey noqon doontaa fadeexad weeyn oo aan waligeed beesha ka harin dowladana ka oodi doonto beeshuna goodax oo qadiyadeeda ka turjumeeynin godoon siyaasadeed u gali doonto

 

Coomaad online

Latest News

IMG_3513

Raysal wasaare kheeyre oo 120 Maxaabiis ah kala wareegay Dalka itoobiya

July, 4, 2017
Guulaha  uu soo hooyey Hogaamiye kheeyre inta uu joogo Adis Ababa Waxan Xarunta Midowga Afrika kula kulmay Madaxweyne ku ...
17796666_10210350264167816_5286533489316836947_n

Xariga Cabdi Maalik Coldoon iyo Xadreeyntii koofureed iyo xukunka ka dambeeyey,

April, 8, 2017
Xariga Cabdi Maalik Coldoon iyo Xadreeyntii koofureed iyo xukunka ka dambeeyey, Xariga cabdi maalik coldoon waxaan kusoo koobay sulaaha ...
IMG_1344

Xog Raysal wasaare kheeyre xagee kasoo jeedaa??

February, 23, 2017
Farmaajo ayaa xalay saqdii dhaxe magacabay raysal wasaare cusub xili dadku hurdaan   Xasan Cali kheeyre ayaa loo magacabay raysal ...
IMG_1344

War degdeg ah farmaajo oo magacaabay Raysal wasaaare

February, 23, 2017
warar iminka ka imaanaayo muqdisho ayaa sheegayo in madaxeyne farmaajo raysal wasaare u magacaabay nin lagu magacaabo xasan ...
IMG_1332

Somaliland ma xiri doontaa Cabdirashiid Dahabshiil iyo Yurub geeyo?

February, 22, 2017
Dhawaan waxaa magaalada hargaysa lagu xiray wariye cabdimaalik muuse coldoon oo lagu eedeeyey inuu howlo qaran dumis ah ...
IMG_1333

Daawo qudbadii Farmaajo Somaligalbeed iyo NFD mar kale somaalia ma sheegan doonto

February, 22, 2017
Farmaajo ayaa sheegay in dowladaha dariska la ah somalia aaysan wax faragalin ah ku sameeyn doonin Somaliyana ka ...
madaxweynaha

Daawo Qudbadii Madaxweyne Xasan shiikh Maxamuud uu ka horjeediyey Xubnaha Baarlamaanka somalia

February, 2, 2017
Daawo Qudbadii Madaxweyne Xasan shiikh Maxamuud uu ka horjeediyey Xubnaha Baarlamaanka somalia
madaxweynaha

Dowladda somalia oo guul kasoo hooysay dacwadii badda ee u dhaxeeysay somalia iyo kenya

February, 2, 2017
Guusha somalia gaartay ayaa ah ineey maxkamada caalamiga ah ee qaramada midoobay ee ICJ aay laashay hamigii dowlada ...
6E6C2855-B8D3-4D67-9EFB-B483FB5B14A6-241-0000000713C5970B_tmp

Gudiga Doorashooyinka oo laalay 15 Kursi sheegayna in doorashadaa dib loogu noqdo Yaa ka mida?

December, 14, 2016
Gudiga Doorashooyinka oo laalay 15 Kursi sheegayna in doorashadaa dib loogu noqdo Yaa ka mida?  
IMG_0186

War degdeg Ciidamada Alsuna oo dib looga saaray Magaalada beledweyne oo aay soo galeen Caawo Sidee wax dhaceen?

December, 13, 2016
War degdeg Ciidamada Alsuna oo dib looga saaray Magaalada beledweyne oo aay soo galeen Caawo isla markaana aay ...
mary

Jaaliyada Reer Hiiraan oo Xaflad soo dhawayn ah u sameeyay Drs Maryama Xaaji Cilmi

December, 13, 2016
Waxaa Xaflad soo dhawayn ah Wadan ka Sweden loogu sameeyay Drs Maryama Xaaji Cilmi oo ka mid ah ...
bulo2

XILDHIBAANAD SAMIIRO HASSAN CABDULLE OO WARAYSI SIISAY BAHDA CODKA SHACAB KA HIIRAAN

December, 6, 2016
Xildhibaanad Samiiro Hassan Cabdulle oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Kasoo Jeedo Gobalka Hiiraan ayaa waraysi ...
IMG_0200

Daawo Qeeybtii labaad ee sawirada Magaalada beledweyne Maanta waa wabiga iyo beerta Cali saalax

December, 5, 2016
Daawo Qeeybtii labaad ee sawirada Magaalada beledweyne Maanta waa wabiga iyo beerta Cali saalax  ...
IMG_0184

Daawo Sawiro Quruxda Magaalada Beledweyne oo indho daraandar ah

December, 4, 2016
Daawo Sawiro Quruxda Magaalada Beledweyne oo indho daraandar ah
IMG_0186

Daawo Sawiro dadkii la gaarsiiyey Deeq raashin ah oo uu ku deeqay Xildhibaan Qoono

December, 4, 2016
Waxaa deeq raashin ah la gaarsiiyey dad kasoo barakacay Galmudug, puntland , Somaliland iyo kililka Shanaad isla matkaana ...
FC9383DA-AF23-485B-B0FA-90B93FC14A93-6080-00000650C738ACAE_tmp

Xog Xasan iyo Goodax oo Villa somalia ku Kulmay ,Xasan oo Goodax ku cabaaday

December, 4, 2016
Xassan oo durba cabaad bilaabay Warar hoose ayaa sheegayo in Xalay Xasan shiikh iyo Goodax yeesheen kulan gaar ah ...
60D758D0-5265-471B-8B46-2D3ACDC48CDE-5609-000005E6D056ADD8_tmp

Xildhibaan qoono oo Raashin ugu deeqay dad Hiiraan kusoo qaxay kana soo qaxay Galmudug, Sool iyo kililka Shanaad

December, 3, 2016
Xildhibaan Maxamed Xasan Qoono ayaa 350 kiish oo raashin ah ugu deeqay dadka kasoo barakacay gobolada mudug , ...
IMG_0073

Goodax barre Qadiyadiisa damjadiid la dirirku Ma dan shaqsi , Qaran, Qabiil??

November, 28, 2016
Cabdullaahi Goodax barre Qadiyadiisa damjadiid la dagaalka ma Qadiyad shaqsi , Qaran,Mise qabiil? Goodax Barre Waxuu ahaa qurbajooge ganacsade ...
ki

mid ka mid ahaa Xildhibaanadii maamulka Hirshabeelle dhidibada u taagay oo dhaliilay Madaxwaynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Abdullaahi Osoble

November, 27, 2016
waxaa xalay Magaalada Jowhar shir jaraa,id ku qabtay Xildhibaan Sharma,arke Hassan Ganeey oo ka mid ah Xildhibaanada Maamulka ...
65546_NpAdvHover

Goodax barre oo xukumadii uu ka tirsanaa leh ha is casisho intuusan xasan shiikh shaqada ka raacdeeyn

November, 26, 2016
  Goodax barre oo xukumadii uu ka tirsanaa ugu baaqayo ineey xilka baneeyso ka hor inta aaysan xasan shiikh ...
IMG_0048

Goodax Barre ma astaahilo inuu noqdo Xildhibaan matalo beesha agoon Cabdalle (Sabab)

November, 26, 2016
Goodax Xilka agoon Cabdalle Ma mudna Maanta Cabdulaahi Goodax Barre waxuu ahaa xildhibaan sidoo kale waxuu noqday wasiirada qorsheeynta ...
62

Geelle Isaaq Xildhibaan Kii Ugu Horeeyay Ee ka tirsan Maamulka Hirshabeelle oo booqday Tuulooyin ka tirsan Gobalka Shabeellada Dhaxe

November, 19, 2016
Xildhibaan Geelle Isaaq Warsame Shabanshableey oo ka mid ah Xildhibaanada Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta Booqday Deegaano aay dagaan qooysas kasoo ...
loox

Alfaan Aargute oo soo saaray Hees Cusub oo laga sameeyay Qiso dhab ah

November, 19, 2016
[youtube http://www.youtube.com/watch?v=xmWOaFkeMZY]
ho8

Guusha Geeri ayaa inaga Xigta Musharax Xildhibaan Qaran Marwo Faadimo Khaliif Guuleed(Riiro)

November, 18, 2016
waxaa Magaalada Jowhar Ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ka socdo ololaha Musharaxnimo Ee Xildhibaan ka Dowlada Federalka ...
ugas

Daawo Muuqaal Xafladii ugu weeyneed Ee lagu qabtay London oo lagu taageeray Hiiraan state iyo ugaas xasan ugaas khaliif

November, 7, 2016
Daawo Muuqaal Xafladii ugu weeyneed Ee lagu qabtay London oo lagu taageeray Hiiraan state iyo ugaas xasan ugaas ...
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!