Friday, June 23rd, 2017

Xog Xasan iyo Goodax oo Villa somalia ku Kulmay ,Xasan oo Goodax ku cabaaday

Published on December 4, 2016 by   ·   No Comments

Xassan oo durba cabaad bilaabay

Warar hoose ayaa sheegayo in Xalay Xasan shiikh iyo Goodax yeesheen kulan gaar ah kaas oo ka dhacay Villa somalia ayuu xasan waxuu goodax ka codsaday inaan loo jabin Daarood isla markaana Goodax uu ka joogo inuu isku sharaxo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo la filaayo inuu goodax isku sharaxo

Kooxda Damajdiid ayaa fashil xun lugaha la gashay kadib dagaal qaraar oo aay la galeen Ugaas xasan ugaas khaliif ugaas rooble waxaana dhabarka xijiyey siyaasiin culus oo beesha xawaadle u dhashay sida Madaxii hore ee Hayada nabad sugida Mohamed Abdullahi Sanbaloolshe oo hada noqday Madaxa ololaha doorashada ee Cumar Cabdirashiid , Cali Cabdullahi Cosoble Madaxweynaha hirshabelle iyo Xildhibaan Abdullahi Goodax barre ,

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa si qayaxan uga horyimid Qorshaha damjadiid asigoo Jowhar kasoo saaray Goodax barre iyo sanbaloolshe oo damjadiid aaysan rabin ineey soo baxaan sidoo kale waxuu iowhar ka saaray Gudoomiyahii hore ee gobolka Hiiraan Cabdi fataax xasan afrax iyo Wasiirka ganacsiga koofur galbeed Abdullahi Shiikh Xasan

Waxaa muuqato in siyaasiinta beesha Xawaadle aay culeeys weeyn lasoo baxeen waxaana ka goan beesha xawaadle ineey 3 jago ee dalka ugu sareeyso mid qabtaan 2016-2020ka midaa oo isbaheeysi siyaasadeed kula jiraan beelaha kale ee kasoo horjeedo in xasan dib usoo noqdo

Dhamaaan musharaxiinta beelaha hawiye ee u sharaxan jagada madaxweynaha ayaan rajo badan laga qabin ineey guuleeystaan marka laga reebo Xasan shiikh sidaa daraadeed ayaa beesha waxeey u guntantay ineey midaa baajiso ayagoo goaan ku gaaray ineey isku sharaxaan Gudoomiyaha Baarlamaanka ,

Hadii aay dhacdo In gudoomiyaha baarlamaanka uu isku sharaxo Abdullahi Goodax barre ayaa waxeey meeesha ka saareeysaa in Vila Somalia u xirnaato beelaha Hiraab iyo Harti ee isa siiyey kuraasta dalka ugu sareeyso

Ugaas xasan ugaas khaliif ayaa noqday hogaamiye dhaqan oo sal adag ku fadhiyo waxaadna moodaa in dagaalkii uu la galay damjadiid uu balaartay loolan adagna koow yahay

Coomaad online

Latest News

17796666_10210350264167816_5286533489316836947_n

Xariga Cabdi Maalik Coldoon iyo Xadreeyntii koofureed iyo xukunka ka dambeeyey,

April, 8, 2017
Xariga Cabdi Maalik Coldoon iyo Xadreeyntii koofureed iyo xukunka ka dambeeyey, Xariga cabdi maalik coldoon waxaan kusoo koobay sulaaha ...
IMG_1344

Xog Raysal wasaare kheeyre xagee kasoo jeedaa??

February, 23, 2017
Farmaajo ayaa xalay saqdii dhaxe magacabay raysal wasaare cusub xili dadku hurdaan   Xasan Cali kheeyre ayaa loo magacabay raysal ...
IMG_1344

War degdeg ah farmaajo oo magacaabay Raysal wasaaare

February, 23, 2017
warar iminka ka imaanaayo muqdisho ayaa sheegayo in madaxeyne farmaajo raysal wasaare u magacaabay nin lagu magacaabo xasan ...
IMG_1332

Somaliland ma xiri doontaa Cabdirashiid Dahabshiil iyo Yurub geeyo?

February, 22, 2017
Dhawaan waxaa magaalada hargaysa lagu xiray wariye cabdimaalik muuse coldoon oo lagu eedeeyey inuu howlo qaran dumis ah ...
IMG_1333

Daawo qudbadii Farmaajo Somaligalbeed iyo NFD mar kale somaalia ma sheegan doonto

February, 22, 2017
Farmaajo ayaa sheegay in dowladaha dariska la ah somalia aaysan wax faragalin ah ku sameeyn doonin Somaliyana ka ...
madaxweynaha

Daawo Qudbadii Madaxweyne Xasan shiikh Maxamuud uu ka horjeediyey Xubnaha Baarlamaanka somalia

February, 2, 2017
Daawo Qudbadii Madaxweyne Xasan shiikh Maxamuud uu ka horjeediyey Xubnaha Baarlamaanka somalia
madaxweynaha

Dowladda somalia oo guul kasoo hooysay dacwadii badda ee u dhaxeeysay somalia iyo kenya

February, 2, 2017
Guusha somalia gaartay ayaa ah ineey maxkamada caalamiga ah ee qaramada midoobay ee ICJ aay laashay hamigii dowlada ...
6E6C2855-B8D3-4D67-9EFB-B483FB5B14A6-241-0000000713C5970B_tmp

Gudiga Doorashooyinka oo laalay 15 Kursi sheegayna in doorashadaa dib loogu noqdo Yaa ka mida?

December, 14, 2016
Gudiga Doorashooyinka oo laalay 15 Kursi sheegayna in doorashadaa dib loogu noqdo Yaa ka mida?  
IMG_0186

War degdeg Ciidamada Alsuna oo dib looga saaray Magaalada beledweyne oo aay soo galeen Caawo Sidee wax dhaceen?

December, 13, 2016
War degdeg Ciidamada Alsuna oo dib looga saaray Magaalada beledweyne oo aay soo galeen Caawo isla markaana aay ...
mary

Jaaliyada Reer Hiiraan oo Xaflad soo dhawayn ah u sameeyay Drs Maryama Xaaji Cilmi

December, 13, 2016
Waxaa Xaflad soo dhawayn ah Wadan ka Sweden loogu sameeyay Drs Maryama Xaaji Cilmi oo ka mid ah ...
bulo2

XILDHIBAANAD SAMIIRO HASSAN CABDULLE OO WARAYSI SIISAY BAHDA CODKA SHACAB KA HIIRAAN

December, 6, 2016
Xildhibaanad Samiiro Hassan Cabdulle oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Kasoo Jeedo Gobalka Hiiraan ayaa waraysi ...
IMG_0200

Daawo Qeeybtii labaad ee sawirada Magaalada beledweyne Maanta waa wabiga iyo beerta Cali saalax

December, 5, 2016
Daawo Qeeybtii labaad ee sawirada Magaalada beledweyne Maanta waa wabiga iyo beerta Cali saalax  ...
IMG_0184

Daawo Sawiro Quruxda Magaalada Beledweyne oo indho daraandar ah

December, 4, 2016
Daawo Sawiro Quruxda Magaalada Beledweyne oo indho daraandar ah
IMG_0186

Daawo Sawiro dadkii la gaarsiiyey Deeq raashin ah oo uu ku deeqay Xildhibaan Qoono

December, 4, 2016
Waxaa deeq raashin ah la gaarsiiyey dad kasoo barakacay Galmudug, puntland , Somaliland iyo kililka Shanaad isla matkaana ...
FC9383DA-AF23-485B-B0FA-90B93FC14A93-6080-00000650C738ACAE_tmp

Xog Xasan iyo Goodax oo Villa somalia ku Kulmay ,Xasan oo Goodax ku cabaaday

December, 4, 2016
Xassan oo durba cabaad bilaabay Warar hoose ayaa sheegayo in Xalay Xasan shiikh iyo Goodax yeesheen kulan gaar ah ...
60D758D0-5265-471B-8B46-2D3ACDC48CDE-5609-000005E6D056ADD8_tmp

Xildhibaan qoono oo Raashin ugu deeqay dad Hiiraan kusoo qaxay kana soo qaxay Galmudug, Sool iyo kililka Shanaad

December, 3, 2016
Xildhibaan Maxamed Xasan Qoono ayaa 350 kiish oo raashin ah ugu deeqay dadka kasoo barakacay gobolada mudug , ...
IMG_0073

Goodax barre Qadiyadiisa damjadiid la dirirku Ma dan shaqsi , Qaran, Qabiil??

November, 28, 2016
Cabdullaahi Goodax barre Qadiyadiisa damjadiid la dagaalka ma Qadiyad shaqsi , Qaran,Mise qabiil? Goodax Barre Waxuu ahaa qurbajooge ganacsade ...
ki

mid ka mid ahaa Xildhibaanadii maamulka Hirshabeelle dhidibada u taagay oo dhaliilay Madaxwaynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Abdullaahi Osoble

November, 27, 2016
waxaa xalay Magaalada Jowhar shir jaraa,id ku qabtay Xildhibaan Sharma,arke Hassan Ganeey oo ka mid ah Xildhibaanada Maamulka ...
65546_NpAdvHover

Goodax barre oo xukumadii uu ka tirsanaa leh ha is casisho intuusan xasan shiikh shaqada ka raacdeeyn

November, 26, 2016
  Goodax barre oo xukumadii uu ka tirsanaa ugu baaqayo ineey xilka baneeyso ka hor inta aaysan xasan shiikh ...
IMG_0048

Goodax Barre ma astaahilo inuu noqdo Xildhibaan matalo beesha agoon Cabdalle (Sabab)

November, 26, 2016
Goodax Xilka agoon Cabdalle Ma mudna Maanta Cabdulaahi Goodax Barre waxuu ahaa xildhibaan sidoo kale waxuu noqday wasiirada qorsheeynta ...
62

Geelle Isaaq Xildhibaan Kii Ugu Horeeyay Ee ka tirsan Maamulka Hirshabeelle oo booqday Tuulooyin ka tirsan Gobalka Shabeellada Dhaxe

November, 19, 2016
Xildhibaan Geelle Isaaq Warsame Shabanshableey oo ka mid ah Xildhibaanada Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta Booqday Deegaano aay dagaan qooysas kasoo ...
loox

Alfaan Aargute oo soo saaray Hees Cusub oo laga sameeyay Qiso dhab ah

November, 19, 2016
[youtube http://www.youtube.com/watch?v=xmWOaFkeMZY]
ho8

Guusha Geeri ayaa inaga Xigta Musharax Xildhibaan Qaran Marwo Faadimo Khaliif Guuleed(Riiro)

November, 18, 2016
waxaa Magaalada Jowhar Ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ka socdo ololaha Musharaxnimo Ee Xildhibaan ka Dowlada Federalka ...
ugas

Daawo Muuqaal Xafladii ugu weeyneed Ee lagu qabtay London oo lagu taageeray Hiiraan state iyo ugaas xasan ugaas khaliif

November, 7, 2016
Daawo Muuqaal Xafladii ugu weeyneed Ee lagu qabtay London oo lagu taageeray Hiiraan state iyo ugaas xasan ugaas ...
IMG_5584

Xaflad mise Marfash ayaan xalay Tagay ?

November, 7, 2016
xalay waxaa Magaalada London Ee Wadan ka uk lagu qabtay Xaflad aay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ...
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!