Thursday, April 26th, 2018

Dowladda somalia oo guul kasoo hooysay dacwadii badda ee u dhaxeeysay somalia iyo kenya

Published on February 2, 2017 by   ·   824 Comments

Guusha somalia gaartay ayaa ah ineey maxkamada caalamiga ah ee qaramada midoobay ee ICJ aay laashay hamigii dowlada kenya ee ahaa in Kenya iyo somalia mara hoosteed wax ku dhameystaan taas oo dowlada somalia aad uga soo horjeeday maxakmada ayaa sheegtay ineey qadeeyso dacwada u dhaxeeyso labada dal,

Dacwadaan ayaa waxaa amaan ku mudan dowalda madaxweyne xasan shiikh maxamuud iminkana ah musharax madax weyne