Thursday, April 26th, 2018

Daawo qudbadii Farmaajo Somaligalbeed iyo NFD mar kale somaalia ma sheegan doonto

Published on February 22, 2017 by   ·   733 Comments

Farmaajo ayaa sheegay in dowladaha dariska la ah somalia aaysan wax faragalin ah ku sameeyn doonin Somaliyana ka fileeyso dowladahaas in aysan faragalin ku sameeyn somalia mida aay iminka ku hayaana ka dayaaan,

Hadalka farmaajo ayaa marka la dhuuxo noqonaayo in somalia aay ka tanaasushay sheegashadii Somaligalbeed iyo NFD Sidoo kale waxaa loo fasiran karaa ineey dhamaatay rajadii iyo riyadii Somaliweyn

Daawo muuqaalka caleema saarka oo dhameeystiran